Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gawaanraac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraacid.

Erayo la-mid ah

gawaadNin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.gawaadU g.: nin iyo naag isu gayn.gawaadadHaweeney, rag iyo naago isu geysa.gawaamiKu g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.gawaaminld gawaamis, gawaanin, gawaanis.gawaanDhul didib ah oo adag.gawaanraaci1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumin.gawaanraacidld gawaanraac¹.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms