Qaamuuska Asalka
gaw
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an. 2. (sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld gow.
Erayo la-mid ah
gawaadU g.: nin iyo naag isu gayn.gawaadNin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaan.gawaadadHaweeney, rag iyo naago isu geysa.gawaamiKu g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.gawaaminld gawaamis, gawaanin, gawaanis.gawaanDhul didib ah oo adag.gawaanraac1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumid.gawaanraac1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lu…

