Erayo la-mid ah
garmaalG. ah: geel la dhaqayo caano dartiis.garmaamaynld garmaame (3).garmaame1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah.…garmaamee1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samayn.garmadowNin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoo…garmalleytigarqaadadgarmalleyto/dh Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyti.garmaqaate1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, x…

