Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garmalleyto

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyti.

Erayo la-mid ah

garmaalG. ah: geel la dhaqayo caano dartiis.garmaamaynld garmaame (3).garmaame1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah.…garmaamee1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samayn.garmadowNin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoo…garmalleytigarqaadadgarmaqaate1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, x…garmariCid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms