Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garmaame

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamayn.

Erayo la-mid ah

garmaalG. ah: geel la dhaqayo caano dartiis.garmaamaynld garmaame (3).garmaamee1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samayn.garmadowNin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoo…garmalleytigarqaadadgarmalleyto/dh Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyti.garmaqaate1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, x…garmariCid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms