Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garmaqaate

(-tayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. G. ah: qof madax adag oo aan gar qaadan. 2. Bud gaaban, xooggan, labada dhinac ka fiiqan, oo wax lagu halgaado.

Erayo la-mid ah

garmaalG. ah: geel la dhaqayo caano dartiis.garmaamaynld garmaame (3).garmaame1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah.…garmaamee1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samayn.garmadowNin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoo…garmalleytigarqaadadgarmalleyto/dh Nin weyn oo aan gar u soo bixin. ld garmalleyti.garmariCid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms