Qaamuuska Asalka
gaggabsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la gaggabiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
gaggab1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhaca…gaggab1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka cu…gaggabiCid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.gaggabidld gaggab¹ (3).gaggabinld gaggabis.gaggaboDawakhid.gaggabsanaanld gaggabsanaansho.gaggabsanaansho/dh ld gaggabsanaan.

