Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaggab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.

Erayo la-mid ah

gaggabiCid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.gaggabidld gaggab¹ (3).gaggabinld gaggabis.gaggaboDawakhid.gaggabsanWax la gaggabiyey ahaansho.gaggabsanaanld gaggabsanaansho.gaggabsanaansho/dh ld gaggabsanaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms