Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaggabi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.

Erayo la-mid ah

gaggab1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhaca…gaggab1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka cu…gaggabidld gaggab¹ (3).gaggabinld gaggabis.gaggaboDawakhid.gaggabsanWax la gaggabiyey ahaansho.gaggabsanaanld gaggabsanaansho.gaggabsanaansho/dh ld gaggabsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms