Qaamuuska Asalka
gaggabo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dawakhid.
Erayo la-mid ah
gaggab1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhaca…gaggab1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka cu…gaggabiCid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.gaggabidld gaggab¹ (3).gaggabinld gaggabis.gaggabsanWax la gaggabiyey ahaansho.gaggabsanaanld gaggabsanaansho.gaggabsanaansho/dh ld gaggabsanaan.

