Qaamuuska Asalka
gacanhaadi
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
1. U g.: cid gacan u lulid ayadoo salaan loola jeedo. 2. U g.: cid gacan u lulid iyadoo la wacayo.
Erayo la-mid ah
gacal1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm…gacalcunCay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld…gacalisoQof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).gacaliyeNin aad loo jecelyahay.gacansaar²gacalnimoGacal ahaansho.gacalo; gacaltooyo.gacalsashold gacalsad, gacalsi.gacalsoQof gacal ka dhigasho.

