Qaamuuska Asalka
firir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2. ld firdhid.
Erayo la-mid ah
firiAbuur, iniin.firiimaaleGeed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid…firiiricNabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka…firijideerQaboojiye. ld firijiteer.firikhiIs f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.firikhinld fidhikhin.firiley1. Meseggo. 2. Badar.firimbiAalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la …

