Qaamuuska Asalka
firiiric
MagacLafdheeri
Macnaha
Nabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka ah; roobsugow. ld furuuruc.
Erayo la-mid ah
firiAbuur, iniin.firiimaaleGeed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid…firijideerQaboojiye. ld firijiteer.firikhiIs f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.firikhinld fidhikhin.firiley1. Meseggo. 2. Badar.firimbiAalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la …firinQori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna x…

