Qaamuuska Asalka
firijideer
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qaboojiye. ld firijiteer.
Erayo la-mid ah
firiAbuur, iniin.firiimaaleGeed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid…firiiricNabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka…firikhiIs f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.firikhinld fidhikhin.firiley1. Meseggo. 2. Badar.firimbiAalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la …firinQori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna x…

