Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

firimbi

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.

Erayo la-mid ah

firiAbuur, iniin.firiimaaleGeed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid…firiiricNabarro yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylka…firijideerQaboojiye. ld firijiteer.firikhiIs f.: Qof dadka iskalaweyn noqosho. ld fidhikhi.firikhinld fidhikhin.firiley1. Meseggo. 2. Badar.firinQori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna x…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms