Qaamuuska Asalka
farsamaysnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld farsamaysnaansho.
Erayo la-mid ah
farsamabaradQof xirfad baranaya.farsamadhaariF. ah: qof farsamo aad u yaqaan.farsamaxumaanld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.farsamaxumaansho/dh ld farsamaxumaan.farsamaxunWax farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.farsamayaqaanQof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.farsamayaqaannimoFarsamayaqaan ahaansho.farsamaysanWax la farsameeyey ahaansho.

