Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farsamayaqaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.

Erayo la-mid ah

farsamabaradQof xirfad baranaya.farsamadhaariF. ah: qof farsamo aad u yaqaan.farsamaxumaanld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.farsamaxumaansho/dh ld farsamaxumaan.farsamaxunWax farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.farsamayaqaannimoFarsamayaqaan ahaansho.farsamaysanWax la farsameeyey ahaansho.farsamaysnaanld farsamaysnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms