Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farsamaxun

(-umaa, -umayd)
Falmg4

Macnaha

Wax farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.

Erayo la-mid ah

farsamabaradQof xirfad baranaya.farsamadhaariF. ah: qof farsamo aad u yaqaan.farsamaxumaanld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.farsamaxumaansho/dh ld farsamaxumaan.farsamayaqaanQof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.farsamayaqaannimoFarsamayaqaan ahaansho.farsamaysanWax la farsameeyey ahaansho.farsamaysnaanld farsamaysnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms