Qaamuuska Asalka
farsamayaqaannimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Farsamayaqaan ahaansho.
Erayo la-mid ah
farsamabaradQof xirfad baranaya.farsamadhaariF. ah: qof farsamo aad u yaqaan.farsamaxumaanld farsamaxumaansho, farsamaxumi, farsamaxumo.farsamaxumaansho/dh ld farsamaxumaan.farsamaxunWax farsamo gacanta lagu sameeyo iin lahaansho.farsamayaqaanQof farsamo gaar ah oo gacanta laga qabto aqoon u leh.farsamaysanWax la farsameeyey ahaansho.farsamaysnaanld farsamaysnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
