Qaamuuska Asalka
faalij
MagacLafdheeri
Macnaha
Xubnaqalal.
Erayo la-mid ah
faalFarsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm …faalal1. Agagaar, hareer. 2. Socod aan meel lagu tegin. 3. ld faal…faalal1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid…faalalidld faalal¹ (3).faalallow1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.faalaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi².faaliFaal dhigid.faalig1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanay…

