Qaamuuska Asalka
faal
MagacLafdheeri
Macnaha
Farsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm oo lagu mala'awaalo wax dhacay ama dhici doona.
Erayo la-mid ah
faalal1. Agagaar, hareer. 2. Socod aan meel lagu tegin. 3. ld faal…faalal1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid…faalalidld faalal¹ (3).faalallow1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.faalaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi².faaliFaal dhigid.faalig1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanay…faaligidld faalugid.

