Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faalig

(-gay, -gtay)
Falg1

Macnaha

1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug.

Erayo la-mid ah

faalFarsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm …faalal1. Agagaar, hareer. 2. Socod aan meel lagu tegin. 3. ld faal…faalal1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid…faalalidld faalal¹ (3).faalallow1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.faalaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi².faaliFaal dhigid.faaligidld faalugid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms