Qaamuuska Asalka
faali
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
Faal dhigid.
Erayo la-mid ah
faalFarsamo loo adeegsado kuul, aleel, turub, dhulxarriiqid iwm …faalal1. Agagaar, hareer. 2. Socod aan meel lagu tegin. 3. ld faal…faalal1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid…faalalidld faalal¹ (3).faalallow1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.faalaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi².faalig1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanay…faaligidld faalugid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
