Qaamuuska Asalka
edebsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld edebsanaan.
Erayo la-mid ah
edebAsluub iyo anshax wanaagsan.edebdaranWax anshax iyo asluub xun ahaansho.edebdarnaanld edebdarnaansho, edebdarro.edebdarnaansho/dh ld edebdarnaan.edebdarri(1).edebdarro1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan.edebdarrooKa e.: anshax xun ku kicid.edebsamiAnshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.

