Qaamuuska Asalka
edebsami
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.
Erayo la-mid ah
edebAsluub iyo anshax wanaagsan.edebdaranWax anshax iyo asluub xun ahaansho.edebdarnaanld edebdarnaansho, edebdarro.edebdarnaansho/dh ld edebdarnaan.edebdarri(1).edebdarro1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan.edebdarrooKa e.: anshax xun ku kicid.edebsanWax anshax fiican ahaansho (qof).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
