Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

edebdarroo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Ka e.: anshax xun ku kicid.

Erayo la-mid ah

edebAsluub iyo anshax wanaagsan.edebdaranWax anshax iyo asluub xun ahaansho.edebdarnaanld edebdarnaansho, edebdarro.edebdarnaansho/dh ld edebdarnaan.edebdarri(1).edebdarro1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan.edebsamiAnshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.edebsanWax anshax fiican ahaansho (qof).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms