Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

edebdarnaansho

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh ld edebdarnaan.

Erayo la-mid ah

edebAsluub iyo anshax wanaagsan.edebdaranWax anshax iyo asluub xun ahaansho.edebdarnaanld edebdarnaansho, edebdarro.edebdarri(1).edebdarro1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan.edebdarrooKa e.: anshax xun ku kicid.edebsamiAnshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.edebsanWax anshax fiican ahaansho (qof).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms