Qaamuuska Asalka
duudlo'aad
MagacLafdheeri
Macnaha
Geedka gallayda ama meseggadu inta uusan alamada yeelan.
Erayo la-mid ah
duud1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooy…duudBiyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.duudBuuro xiriira, sanaag.duud-dhadhaabeed(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya ba…duud-oogeedOogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu sama…duudduub1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; har…duudduubanWax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².duudduubanWax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.

