Qaamuuska Asalka
duud
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooyin ama togag ka xigan.
Erayo la-mid ah
duud-dhadhaabeed(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya ba…duud-oogeedOogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu sama…duudduub1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; har…duudduubanWax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².duudduubanWax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.duudduubidld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.duudduubmidld duubduubmid.duudduubnaanld duubduubnaan, duubduubnaansho, duudduubnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
