Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

duudduub

(-bay, -btay)
Falg1

Macnaha

1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².

Erayo la-mid ah

duud1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooy…duudBiyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.duudBuuro xiriira, sanaag.duud-dhadhaabeed(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya ba…duud-oogeedOogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu sama…duudduubanWax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².duudduubanWax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.duudduubidld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms