Qaamuuska Asalka
duud-oogeed
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Oogo dhadhaab shiileed ah, inta badan ufuq ahaan, wuxuu samaysmaa marka magma soo herdiyo laba lakab oo dhadhaab lakabeed dhexdood oo halkaa ku qaboobo kuna adkaado; qaradiidu waxay gaadhi kartaa xoogaa sentimitirro ah ama dhowr boqol mitir, laakiin ufuqiisu inta badan wuu ka weynyahay marka la barbardhigo qaradiisa.
Erayo la-mid ah
duud1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooy…duudBuuro xiriira, sanaag.duudBiyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.duud-dhadhaabeed(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya ba…duudduub1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; har…duudduubanWax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².duudduubanWax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.duudduubidld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
