Qaamuuska Asalka
dufantiryo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawaco.
Erayo la-mid ah
dufanSubag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado…dufandawacoCunno yar oo aan laga dhergin.dufandhawrMaro ama wax kale oo la gashado si dufanka iwm laysaga ilaal…dufantirashold dufantirad, dufantiryo (1).dufantireCad maro ah oo afka iyo faraha la isaga tiro cunnada ka dib.dufantiroDufan iska tirid (qof).dufaysanWax la dufeeyey ahaansho.dufaysnaanld dufaysnaansho.

