Qaamuuska Asalka
dufandawaco
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cunno yar oo aan laga dhergin.
Erayo la-mid ah
dufanSubag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado…dufandhawrMaro ama wax kale oo la gashado si dufanka iwm laysaga ilaal…dufantirashold dufantirad, dufantiryo (1).dufantireCad maro ah oo afka iyo faraha la isaga tiro cunnada ka dib.dufantiroDufan iska tirid (qof).dufantiryo1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawac…dufaysanWax la dufeeyey ahaansho.dufaysnaanld dufaysnaansho.

