Qaamuuska Asalka
dufan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Subag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado.
Erayo la-mid ah
dufandawacoCunno yar oo aan laga dhergin.dufandhawrMaro ama wax kale oo la gashado si dufanka iwm laysaga ilaal…dufantirashold dufantirad, dufantiryo (1).dufantireCad maro ah oo afka iyo faraha la isaga tiro cunnada ka dib.dufantiroDufan iska tirid (qof).dufantiryo1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawac…dufaysanWax la dufeeyey ahaansho.dufaysnaanld dufaysnaansho.

