Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dufandhawr

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maro ama wax kale oo la gashado si dufanka iwm laysaga ilaaliyo.

Erayo la-mid ah

dufanSubag, saliid, xayr, iwm oo wax lagu iidaanto laguna subkado…dufandawacoCunno yar oo aan laga dhergin.dufantirashold dufantirad, dufantiryo (1).dufantireCad maro ah oo afka iyo faraha la isaga tiro cunnada ka dib.dufantiroDufan iska tirid (qof).dufantiryo1. ld dufantirasho. Tiridda dufan layska tiro. 2. Dufandawac…dufaysanWax la dufeeyey ahaansho.dufaysnaanld dufaysnaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms