Qaamuuska Asalka
dibugguree
(-reeyay, -reysay)Falmg2
Macnaha
Eeg: dibugguryee
Sidoo kale eeg:dibugguryee
Erayo la-mid ah
dibudday/dh 1. Mira yicib oo curdan ah. 2. Geed yar oo qodax leh.dibudhigHakinta lagu sameeyo wax waqti go'an oo la qabto lahaa. ld d…dibudhisidWax (guri iwm) la dhisay oo la burburiyay dhisidda.dibuggurasho1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidank…dibugguryeeDibuggurasho sameyn. ld dibugguree.dibugguryeynld dibuggurayn.dibuhabayn1. Hagaajinta lagu sameeyo maamul, nidaam, waxbarasho iwm. 2…dibuhabayn-hiddosideD.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.

