Qaamuuska Asalka
dibuggurasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.
Erayo la-mid ah
dibudday/dh 1. Mira yicib oo curdan ah. 2. Geed yar oo qodax leh.dibudhigHakinta lagu sameeyo wax waqti go'an oo la qabto lahaa. ld dā¦dibudhisidWax (guri iwm) la dhisay oo la burburiyay dhisidda.dibugguryeeDibuggurasho sameyn. ld dibugguree.dibugguryeynld dibuggurayn.dibuhabayn1. Hagaajinta lagu sameeyo maamul, nidaam, waxbarasho iwm. 2ā¦dibuhabayn-hiddosideD.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.dibunoqoshoDibuggurasho.

