Qaamuuska Asalka
dibudhisid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wax (guri iwm) la dhisay oo la burburiyay dhisidda.
Erayo la-mid ah
dibudday/dh 1. Mira yicib oo curdan ah. 2. Geed yar oo qodax leh.dibudhigHakinta lagu sameeyo wax waqti go'an oo la qabto lahaa. ld d…dibuggurasho1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidank…dibugguryeeDibuggurasho sameyn. ld dibugguree.dibugguryeynld dibuggurayn.dibuhabayn1. Hagaajinta lagu sameeyo maamul, nidaam, waxbarasho iwm. 2…dibuhabayn-hiddosideD.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.dibunoqoshoDibuggurasho.

