Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dibuhabayn

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hagaajinta lagu sameeyo maamul, nidaam, waxbarasho iwm. 2. Dayactir.

Erayo la-mid ah

dibudday/dh 1. Mira yicib oo curdan ah. 2. Geed yar oo qodax leh.dibudhigHakinta lagu sameeyo wax waqti go'an oo la qabto lahaa. ld d…dibudhisidWax (guri iwm) la dhisay oo la burburiyay dhisidda.dibuggurasho1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidank…dibugguryeeDibuggurasho sameyn. ld dibugguree.dibugguryeynld dibuggurayn.dibuhabayn-hiddosideD.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.dibunoqoshoDibuggurasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms