Erayo la-mid ah
dhuxdhuxlaynld dhudhuhlayn.dhuxdhuxleQof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.dhuxdhuxleeDirdira sameyn. ld dhudhuhlee.dhuxul1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. W…dhuxuldhagaxeedDhuxul dhagax noqday. ld dhuxuldhuleed.dhuxulee1. Dab dhuxul u yeelid. 2. Qoryo dhuxul ka dhigid.dhuxulkurreeb1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo y…dhuxunDhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha…

