Qaamuuska Asalka
dhuxdhuxle
(-layaal, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.
Erayo la-mid ah
dhuxdhuxlaynld dhudhuhlayn.dhuxdhuxleeDirdira sameyn. ld dhudhuhlee.dhuxul1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. W…dhuxuldhagaxeedDhuxul dhagax noqday. ld dhuxuldhuleed.dhuxulee1. Dab dhuxul u yeelid. 2. Qoryo dhuxul ka dhigid.dhuxulkurreeb1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo y…dhuxunDhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha…dhuxun1. Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar. 2. Dhul dib…

