Qaamuuska Asalka
dhuxulkurreeb
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo yar oo qaniinyo kulul.
Erayo la-mid ah
dhuxdhuxlaynld dhudhuhlayn.dhuxdhuxleQof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.dhuxdhuxleeDirdira sameyn. ld dhudhuhlee.dhuxul1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. W…dhuxuldhagaxeedDhuxul dhagax noqday. ld dhuxuldhuleed.dhuxulee1. Dab dhuxul u yeelid. 2. Qoryo dhuxul ka dhigid.dhuxunDhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha…dhuxun1. Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar. 2. Dhul dib…

