Qaamuuska Asalka
dhuxul
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. Wax madow oo la shito oo dhulka laga qodo oo ka samaysan dhir malaayiin sano ka hor aasantay oo baariga dhulka iyo kulayl badani isugu darmeen.
Erayo la-mid ah
dhuxdhuxlaynld dhudhuhlayn.dhuxdhuxleQof warsheegid badan oo dadka isku dira. ld dhuhdhuhle.dhuxdhuxleeDirdira sameyn. ld dhudhuhlee.dhuxuldhagaxeedDhuxul dhagax noqday. ld dhuxuldhuleed.dhuxulee1. Dab dhuxul u yeelid. 2. Qoryo dhuxul ka dhigid.dhuxulkurreeb1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo y…dhuxunDhagax gaar ah oo badanaa guduudan oo xanaf leh oo mindiyaha…dhuxun1. Biyo ceel ama wax kale oo leh dhadhan xaraar. 2. Dhul dib…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
