Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuqmee

(-meeyay, -meysay)
Falg2

Macnaha

Meel ciriiri ah wax ka soo bixin.

Erayo la-mid ah

dhuqXubinta taranka ee haweenka gudaheeda.dhuqdhuqaysashold dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.dhuqdhuqaysoHanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.dhuqdhuqeeJid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.dhuqmeysashodhuqmeyso.dhuqmeysoMeel cariiri ah wax kala soo bixid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms