Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuqdhuqee

(-qeeyay, -qeysay)
Falmg2

Macnaha

Jid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.

Erayo la-mid ah

dhuqXubinta taranka ee haweenka gudaheeda.dhuqdhuqaysashold dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.dhuqdhuqaysoHanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.dhuqmeeMeel ciriiri ah wax ka soo bixin.dhuqmeysashodhuqmeyso.dhuqmeysoMeel cariiri ah wax kala soo bixid.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms