Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuqdhuqayso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

Hanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.

Erayo la-mid ah

dhuqXubinta taranka ee haweenka gudaheeda.dhuqdhuqaysashold dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.dhuqdhuqeeJid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.dhuqmeeMeel ciriiri ah wax ka soo bixin.dhuqmeysashodhuqmeyso.dhuqmeysoMeel cariiri ah wax kala soo bixid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms