Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuq

(-qo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xubinta taranka ee haweenka gudaheeda.

Erayo la-mid ah

dhuqdhuqaysashold dhuqdhuqaysad, dhuqdhuqaysi.dhuqdhuqaysoHanti aan badnayn meel si joogto ah uga helid.dhuqdhuqeeJid si joogto ah horay iyo gadaal ugu noqnoqosho.dhuqmeeMeel ciriiri ah wax ka soo bixin.dhuqmeysashodhuqmeyso.dhuqmeysoMeel cariiri ah wax kala soo bixid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms