Qaamuuska Asalka
dhunkuluuluxsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld dhun-kuluuluxsanaan.
Erayo la-mid ah
dhunWax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.dhunjiCunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iw…dhunjinld dhunjis, dhunxin, dhunxis.dhunkaal1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xoolu…dhunkasho1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.dhunkoBushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.dhunkuluuluxCunto aad loo kariyey muudmuudid.dhunkuluuluxDh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.

