Qaamuuska Asalka
dhunko
(-kaday, -katay)Falg3
Macnaha
Bushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.
Erayo la-mid ah
dhunWax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.dhunjiCunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iw…dhunjinld dhunjis, dhunxin, dhunxis.dhunkaal1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xoolu…dhunkasho1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.dhunkuluuluxCunto aad loo kariyey muudmuudid.dhunkuluuluxDh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.dhunkuluuluxiCunto dhunkuluulux ka dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
