Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhunkaal

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. 2. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.

Erayo la-mid ah

dhunWax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.dhunjiCunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iw…dhunjinld dhunjis, dhunxin, dhunxis.dhunkasho1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.dhunkoBushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.dhunkuluuluxCunto aad loo kariyey muudmuudid.dhunkuluuluxDh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.dhunkuluuluxiCunto dhunkuluulux ka dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms